Kala shaki soo kala dhax galay Musharaxiinta Qaar iyo Xildhibaano diidan lacago Kaash ah !

Waxaa saacado yar ka harsan yihiin qabsoomida doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo loo ballansan yahay in ay dhacdo beri oo axad ah, waxaana doorashada ku kala hari doono midkoodna guusha raaci doontaa 39-musharax oo isdiiwaangeliyay. Musharaxiinta madaxweynaha qaarkood ayaa wada olole xoogan ay ku kasbanayaan xildhibaanada codkooda lagu kala bixi doono, waxaana xildhibaanada oo koox koox … Continue reading Kala shaki soo kala dhax galay Musharaxiinta Qaar iyo Xildhibaano diidan lacago Kaash ah !